Cinwaanka article dheer oo Goal.com ka soo diyaarisay ciyaartoyda ka ciyaaraha magaalada Muqdisho waa Football United: 'Put Down the Gun, Pick Up the Ball' Hoos ka gal warbixintan dheer oo wato sawirro xiise leh!
in reference to: http://www.goal.com/en/news/2850/football-united/2010/02/07/1778237/football-united-put-down-the-gun-pick-up-the-ball-football-gives- (view on Google Sidewiki)Sunday, February 7, 2010
Saturday, February 6, 2010
blogger-dashboard templates SCAM! Stolen ADSENSE clicks
Need Blogger Templates? DO NOT USE the free Blogger-Dashboard Templates! Here is why! They have Malware in them that inlcluded Adsense Ads of their own on your web site automatically! Read this review of a popular blogger! Blogger-DashBoard Templates is a Scam! Read Here
in reference to: http://www.somchat.com/2010/02/free-blogger-dashboard-templates-is.html (view on Google Sidewiki)Markab Ariella oo Laga Fakiyay Burcad Badeed La Wareegi Rabtay Ka Dib markii Shaqaalihii Qol Dhufeys ah Isku Soo Xireen
Markab Dagaal laga leeyahay dalka Denmarka ayaa shalay ka hortagay Burcad Badeed la wareegi rabtay markab laga leeyahay Barbuda lulayayna calanka Antigua. Markii ay soo korayeen burcadku markabka ay qabsan rabeen oo loo yaqaan Ariella, ayaa shaqaalaha markabku isla markiiba u baaqeen ciidamada badda ee dalkaasi India kuwaasoo soo diray diyaarad ay leeyihiin Danmark. Intii diyaarado soo socotay, shaqaalihii markabka ayaa isku soo xiray qol ay dhufeys horeyba ugu soo talagaleen. Intii burcad badeedku isku dayayeen inay soo jebiyaan qolkaas ayaa ku yimaadeen ciidamada badda danmark. Isla markiiba burcadkii ayaa firaaqeeyay markabka halkaana ku fashilmay. Aqriso warkaan oo Ingiriis ah - linkiga hose riixo
in reference to: http://www.google.com/hostednews/ukpress/article/ALeqM5iAIx2Bggav_86ArS0DnBhcaXD18Q (view on Google Sidewiki)Maxay Ka Qabtaa Dowladda DKMG La Heystayaasha Paul iyo Rachel Chandler?
Wasiirka Shaqada Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa war saxaafadeed Vila Soomaaliya uu dhowaan ku qabtay ku sheegay in dowladda KMG ahi ka danqatay xaaladda lagu hayo Paul iyo Rachel Chandler oo ah wadaniyiinta Ingiriiska u dhashay oo ay burcad badeedu heysteen muddo ka badan seddax bilood. Maareeye ayaa ka codsaday dowladda Ingiriiska inay ka caawiso DKMG-da sidii loosoo dayn lahaa laba qof. Waxa kale ee uu ka codsaday Maareeye oday dhaqameedka ag degan burcadka inay sameeyaan dhaq dhaqaaqyo ay kaga soo horjeedaan falalka xun ay ee burcad badeedku kula wareegaan dadka ajnabiga ah.
in reference to: http://newsblaze.com/story/20100206081517shaf.nb/topstory.html (view on Google Sidewiki)Layaab: Ma runbaa in Saraakiil Shabaab ka tirsanaa diideen Xasan Daahir oo La Qaarijiyo?
Web siteka Waaga Cusub oo soo qortay in ururka Alshabaab ay dileen saraakiil iyaga ka tirsanaa oo diidanaa qorshe lagu dili lahaa Xasan Daahir Aweys - Hoos ka aqrisho warkaas - (linkiga hoose furo)
in reference to: http://www.waagacusub.com/news/06.02.10.3dil.htm (view on Google Sidewiki)Friday, February 5, 2010
Dadkeena Reer Mareykanka ah iyo Urur Nabaddoon ah oo Ka Hadlaya waxaabaha ay qabtaan
Mohamed Ali, Chairman of Peace Council discusses the Agenda of the group he's heading. Presented by the Voice TV
Part 1
http://www.waatv.com//0/video/
Part 2
http://www.waatv.com//0/video/
Part 3
http://www.waatv.com//0/video/
Thursday, February 4, 2010
Bakaare oo Gubtay iyo Shabaab oo Gacan Siineysa
Ururka Hubeysan ee Alshabaab ayaa sheegay inay garab siinayaan dadkii maalka uga gubtay Bakaaraha. Su'aasha meesha taala waa, aaway dowladda marka dhibcaha laga qaadanayo? Miyaysan oqoon waxa loo yaqaan Public Relations (PR)? Hoos Ka Daawo..
in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/KO06Xiyqu7w.html (view on Google Sidewiki)